Abshir Cabdiraxmaan Cabdi oo isku soo dhiiibay Ciidanka xoogga dalka, kana hadlay..

Dagaalyahan ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibey Qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan Degaanka Goofgaduud Buurey ee Gobolka Baay. Abshir Cabdiraxman Cabdi oo sidoo kale watay qori uu la soo goostay waxaa uu sheegay inuu Al-Shabaab ku jirey ku dhowaad Labo Sano isagoo u qaabilsanaa dhanka Xisbiyada. Sababta ku … Continue reading Abshir Cabdiraxmaan Cabdi oo isku soo dhiiibay Ciidanka xoogga dalka, kana hadlay..